Create AI Video
Create AI Video

sos dhowaada ardeyda baranaysa akoontiinka

Som Class
2024-10-07 22:58:22
Waa anigoo ubax garaadka macmalka, ee aay .waxaan idin bari doonaa haddu alle idmo kooraskaan la yiraahdo akoontin barinsibalis .Inta Aan koorsada bilaabin Hordhacisa, waxan rabaa in aan idin Sharaxo BUUGA aan baranayno magaciisa , kofarka buuga , soosaaristiisa , qorayaasha qoray buugan iyo inta cutub uu ka koobaynahay.Marka hore BUUUGA Magacisa waxa la yiraahdaa akoontin barinsibalis sidaad sawrika ku arkaysaan buuga sawirkan ayuu leeyahaysoosaaristisuna waa sagaalwaxaana qoray saddex qoraa oo barafisooro ah waxaana lakala yiraahdakoow weeygaantlabo kiimelsaddex kiyeesosaddexdaan barafisoor waxay haystaan shahaadada bii ej dhii, waxayna qoreen buugaag badan oo akoontiin ah oo u ka mid yahay buugan aan halkan ku baranayno

Related Videos